Dhageyso: Kalimad Ku Saabsan Fadliga dheeraadka ah ee Kujira Soonka Maalinta Caashuraa.

Sunday August 07, 2022 - 13:11:03
Super Admin
Culimaa'udiinka soomaaliyeed ayaa shacabka muslimiinta ku baraarujiyay fadliga Caashuraa oo ku beegan markii Allaah SWT uu Nabi Muuse iyo qowkiisa badbaadiyay islamarkaana lahalaagay Fircown.


Maalinta Caashuraa ee Fadliga badan waxay ku beegantahay maalinta  oo taariikhdu  tahay 10-Muxarram 1443  kuna asteysan  18 Agoosto 2021
Waxaa banaan in hal maalin lagu daro soonka  tobanka muxarram tusaale in lasoomo maalinta 9-ka muxarram kadibna lagu xajiyo 10-ka, waxaa kale oo banaan in lagu daro maalinta 11aad.

Sheekh Cali katiin ayaa kalimad kooban oo uu jeediyay uga hadlay fadliga soonka Caashuraa isagoona Soomaalida ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan oo ay sunnada noolooyaan.

Halkan ka degso Kalimadda Download MP3 ama hoos ka dhageyso


Related Items