Sawirro: Dabaal degyada Ciidul Fidri oo lagusoo afmeeray wilaayaatka islaamiga ah.

Saturday May 15, 2021 - 09:28:32
Liibaan Jeexoow
Dhammaan wilaayaadka Islaamiga ah waxaa lagusoo gaba gabeeyay fantasyihii loogu dabaal degayay munaasabadda Ciidul fidriga ee sanadda 1442.


Magaalooyinka iyo deegaanada dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee Shareecada Islaamka lagu maamulo ayaa lagu qabtay fantasyo ay dadku kusoo bandhigayeen ciyaar dhaqameeyo.

Hoos ka daawo dabaal deg ka dhacay degmada Galhareeri.






























Related Items