Sawirro: Dibad bax loogasoo horjeedo Xasuuqa Falasdiin oo ka dhacay Hiiraan.

Tuesday May 18, 2021 - 11:55:15
Fagaara weyn oo ku yaala magaalada Buq'aqable ee wilaayada Islaamiga Hiiraan ee bartamaha dalka soomaaliya waxaa ka dhacay dibad bax ballaaran oo lagu garab istaagayo muslimiinta falistiin fariimo adagna loogu diray yahuuda sahyuuniyadda ah.



Dadweynaha isugu soo baxay fagaaraha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah yahuuda waxeyna goobta fagaaraha ku gubeen calanka yahuuda.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Isu Soo Baxa Buq’aqable.



















Related Items