Sawirro: Sida looga ciiday Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.

Tuesday July 20, 2021 - 20:24:59
Liibaan Jeexoow
Kumanaan qof muslimiin ah ayaa maanta fagaare kuyaal degmada Jilib ku tukaday salaadda Ciidul Adxaa halkaas oo si weyn looga oogay shacaa'irta Islaamka.


Mas'uuliyiin ayaa salaadda kadib dadka lahadlay, kumanaan kamid ah shacabka magaalada ayaa iyagoo carruur iyo ciroole ah waddooyinka ku damaashaadaye.





























Related Items