Maxaad ka taqaan Guutada Badri ee ciidanka Taliban [dhageyso Warbixin].

Sunday August 29, 2021 - 17:04:10
Liibaan Jeexoow
Imaarada islaamiga Afghanistan ayaa dhistay ciidan awood leh oo diyaar u ah in ay muslimiinta ka difaacan halis walba oo kusoo wajahan.


20-kii sano ee ay dalka haysteen ciidamada shisheeye waxaa socday dagaal culus waxaana dagaalkaas kaalin weyn kulahaa guutada loogu magac daray Badar 313.

Guutadan oo ka kooban 5000 oo dagaalyahanno ah dhammaanteed waa istish-haadiyiin naftood hurayaal ah, dhowaan markii ay ciidamada Taliban ay qabsadeen dalka Afghanistan ayaa guutadan lagu wareejiyay ammaanka magaalada Kaabuul iyo xarumaha muhiimka ah sida qasriga madaxtooyada.



Halkan ka dhageyso Warbixin ku saabsan Katiibada Bardi MP4

Related Items