Dagaalyhan kasoo jeeda Beesha Murusade Oo Fuliyey Weerarkii Lagu Dilay C/Casiis Afrika [Dhageyso].

Tuesday November 23, 2021 - 21:51:12
7069
Super Admin
Idaacada Islaamiga Andalus ayaa caawa baahisay dardaaranka dagaalyahankii fuliyey weerarkii lagu khaarijiyey agaasimihii radio Muqdisho Cabdi Casiis Africa, iyadoona faahfaahin ka bixisay shakhsiyada dagaalyahankaasi.

Andalus ayaa sheegtay in dagaalyahankan lagu magacaabo Ciise Cabdi Cabdulle, islamarkaana uu kasoo jeedo beesha Murusade, islamarkaana uu ku dhashay kuna soo barbaaray gobolka Galgaduud.

Wuxuu fariimo u diray dadka Muslimiinta, dagaalyahanada Xarakada iyo awoodaha kusoo duulay Soomaaliya, halka sidoo kalena uu hanjabaad kulul u jeediyey shaqaalaha dowlada federaalka Soomaaliya.


XIGASHO: Idaacada Islaamiga Andalus


Related Items