Maxkamada Banaadir oo go'aan kasoo saartay Goof ku yaalla degmada Dayniile oo laysku heystay. (DHAGEYSO)

Saturday December 04, 2021 - 20:51:16
Liibaan Jeexoow
Kiis dacwadeedka goof ku yaalla degmada Dayniile oo laysku heystay muddo dheer ayaa la soo gabogabeeyey iyadoona ugu dambeyntii go'aan laga soo saaray.

Galka dacwadan oo markii hore loo soo gudbiyey maxkamada shareecada Islaamka ee gobolka Banaadir ayaa ugu dambeyntii loo rafciyey maxkamada Raddul madaalim taas oo dhageysi kadib ugu dambeyntii go'aan laga soo saaray.

Related Items