Daawo Video: Qaabkii ay xoogagga Jihaadiga ah dagaal ugu qabsadeen degmada Balcad.

Sunday January 09, 2022 - 16:47:10
Warsame Warfaa
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay muuqaal kooban oo lagu soo bandhigayo mid ka mid ah weeraradii dagaalyahanada Al-Shabaab ku galeen degmada Balcad ee duleedka magaalada Muqdisho.
Weerarkan oo xilli habeenimo ah dhacay ayaa lagu soo bandhigayaa ciidanka Al-shabaab oo jiiraya difaacyada ciidanka DFS ee degmada Balcad islamarkaana burburinaya saldhigyadii ciidanka.

Related Items