Guddiga doorashooyinka DF oo doortay guddoon cusub.

Saturday January 15, 2022 - 18:38:25
Liibaan Jeexoow
Kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka ee loo yaqaan FEIT ayay ku doorteen guddoon cusub.
Muuse Geele Yuusuf ayaa loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka heer Federaal, ninkan ayaa si aad ah ugu dhow Rooble wuxuuna ka adkaatay nin ay wadatay madaxtooyada Villa Somalia.

Bishii lasoo dhaafay ayaa la eryay Cirro oo ahaa guddoomiyaha FEIT kadib markii lagu eedeeyay musuq maasuq iyo in uu ka shaqeynayay siyaasadda madaxweyne Farmaajo.

Related Items