Hogaamiyaha Al-Shabaab Abuu Cubeyda oo Jeediyey Kalimad Muhiim ah (DAAWO)

Friday July 08, 2022 - 21:48:09
MeMO Staff
Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, Sheeykh Abuu Cubeyda Axmad Cumar ayaa jeediyey kalmad Muhiim ah oo uu uga hadlayo xaaladda guud ee dalka, doorashadii wadanka ka dhacday, mowqifka ururka ee ku aadan Xasan Sheeykh Maxamuud iyo sidoo kale halka uu marayo howlgalka midowga Africa ee 15 sano jirsaday.

Related Items