Shacabka magaalada Ceelbuur oo ciyaaro cajiib ah soo bandhigay.

Sunday July 10, 2022 - 13:58:46
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kamid ah shacabka magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa udaawasho tagay Ciyaaro qeyb ka ahaa dabaal degga munaasabadda Ciidda.
Fagaaraha weyn ee magaalada ayay bulshada deegaanka kusoo bandhigeen ciyaaro ay kami ahaayeen xarig jiidka, bootinka,dherejebiska halka carruurtu ay iyana soo bandhigeen ciyaaro ugaar ah.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items