Sawirro: Fantasyo qeyb ka ah dabaal degga Ciidda oo Buula Fulay lagu qabtay.

Monday July 11, 2022 - 16:52:44
Liibaan Jeexoow
Degmada Buula Fuulay ee wilaayada Islaamiga Bay waxaa ka dhacay ciyaaro loogu dabaal degayo munaasabadda Ciidul Adxaa.
Fagaaraha weyn ee degmada waxaa lagusoo bandhigay ciyaaro kala duwan waxaana la arkayay ciidamada wilaayada oo shacabka kala qeyb qaadanaya dabaal degyada.

Hoos ka daawo sawirro

Related Items

Update cookies preferences