Fantasyo qurux badan oo lagu qabtay degmada Jilib [Sawirro].

Tuesday July 12, 2022 - 13:39:55
Liibaan Jeexoow
Magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe waxaa lagusoo gaba gabeeyay fantasyaha maalmaha Ciidul Adxaa.
Fagaaraha weyn ee magaalada waxaa lagu qabtay ciyaaro loogu dabaal degayay maalmaha ciidda waxaana usoo daawasho tagay kumanaan kun oo kamid ah dadka deegaanka.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items