Sawirro: Isbitaal si carsi ah loo qalabeeyay oo laga furay degmada Ceeldheer.

Saturday July 23, 2022 - 13:12:33
Liibaan Jeexoow
Kadib xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ka dhacday degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud ayaa xarigga looga jaray isbitaalka guud ee degmadaas oo muddo bila ah xirnaa.
Isbitaalka oo sanadadii lasoo dhaafay shaqeynayay ayaa dib loo howlgelinayay si heer sare ah ayaana loo qalabeeyay.

Agaasimaha Isbitaalka guud ee degmada Ceeldheere ayaa sheegay in qalab casri ah lagusoo kordhiyay isbitaalka sida Kumbiyuutarro islamarkaana ay ka howlgeli doonaan dhaqaatiir aqoon sare leh.


Hoos ku daawo sawirrada

Related Items