Daawo Qeybtii 15aad ee Muuqaalada Taxanaha ah ee "Humul Caduwwu Faxdarhum"

Wednesday September 21, 2022 - 09:17:52
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahisay qeybta 15aad muuqaallo taxane ah oo qeyb ka ah silsiladda Hummul-Caduwwu Faxdarhum, kuwaas oo lagu soo bandhigayo qiraalada qaar ka mid ah jawaasiistii u shaqeeynayey sirdoonada cadowga ee gacanta lagusoo dhigay
Xalqada 15aad ee Muuqaaladan waxaa lagu soo bandhigayaa qiraalo ay bixiyeen basaasiinta kala ah:

Cabdi Xasan Axmad oo la shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka CIA.

Calas Cali Cabdulle oo la shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka CIA.

Cumar Cumar Cabdiraxmaan oo la shaqeynayay sirdoonka Mareykanka CIA.

Ku daawo Facebook
ama halkan ka degso

Related Items