Daawo: Jaasuus dad badan ku laayay deegaanka Kuunyo Barrow oo qiraallo halis ah bixiyay.

Tuesday September 27, 2022 - 10:24:53
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahisay qeybta 18aad muuqaallo taxane ah oo qeyb ka ah silsiladda Hummul-Caduwwu Faxdarhum, kuwaas oo lagu soo bandhigayo qiraalada qaar ka mid ah jawaasiistii u shaqeeynayey sirdoonada cadowga ee ay gacanta ku dhigeen Dagaalyahannada Jihaadiga ah.
Xalqada 18aad ee Muuqaaladan waxaa lagu soo bandhigayaa qiraalka uu bixiyay jeylaani Mayow Sheykhunaa oo la shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka CIA.

Halkan ka daawo Muuqaalka

Related Items