Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo goodis udiray Jeneraal Odawaa iyo Saneey Cabdulle [dhageyso].

Thursday January 26, 2023 - 12:47:32
Liibaan Jeexoow
Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa bogaadisay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmo ka hor ka dhacay degmo katirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.
Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade ayaa sheegay in weerarkii cagmarinta ahaa ee ka dhacay degmada Galcad uu dhabarka ka jebiyay Olole dagaaleedkii uu Xasan Sheekh ku iclaamiyay wilaayaatka Islaamiga ah.

Wuxuu goodis udiray saraakiil katirsan ciidanka dowladda Federaalka oo ay kamid yihiin Odawaa Yuusuf Raage iyo Saneey Cabdulle.


Related Items

Update cookies preferences