Dhageyso: Dagaalyahan ka dhashay Beesha Daa'uud Abgaal oo fuliyay weerarkii xarunta gobolka Banaadir.

Monday January 30, 2023 - 09:25:31
Liibaan Jeexoow
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaranka Istish-haadi Cilmi Cumar Xassan [Yaxye] oo kamid ahaa dagaalyahannadii Inqimaasiyiinta ee fuliyay weerarkii lagu qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Dagaalyahankan oo ka dhashay beesha Daa'uud Abgaal ee qabiilka Mudulood ayaa farriimo dhaxalgal ah udiray shacabka Soomaaliyeed iyo shisheeyaha kusoo duulay dalka Soomaaliya.

Cilmi Cumar wuxuu ku dhashay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo uu kusoo hanaqaaday.



Related Items

Update cookies preferences