Daawo Sawirrada: weerarkii cagmarinta ahaa ee lagu qaaday saldhigga ciidanka ee Sabiid.

Wednesday February 15, 2023 - 20:04:46
Liibaan Jeexoow
Xafiiska warfaafinta Al Shabaab ayaa faafiyay sawirrada khasaarihii ka dhashay dagaalkii cuslaa ee Sabtigii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Sabiid ee gobolka Sh/dhexe.
Sawirrada oo ahaa kuwa tayadoodu sarrayso ayaa lagu arkayaa khasaaraha culus ee ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaalka iyo dagaalyahannada Al Shabaab oo gudaha deegaanka dagaal culus uga jira.

FG: sawirrada qaar sooma gudbin karo argagaxa ka muuqda aawgeed 

Halkan ka daawo sawirrada Meydadka .Rar

Related Items

Update cookies preferences