Ciidamada Al Shabaab oo weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyo kuyaal Baar Sanguuni.

Thursday February 16, 2023 - 07:17:59
Liibaan Jeexoow
Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa saaka weerar xoog kugal ah ku qaaday saldhigyo ay maleeshiyaadka dowladda iyo kuwa Jubbaland ku lahaayeen deegaan ku dhow magaalada Kismaayo.

Wararka ka imaanaya Jubbada hoose ayaa sheegaya in weerar ku billaawday gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay lagu billaabay howlgalka kadibna dagaalyahannoaad u hubaysan ayaa ku daatay saldhigyada deegaanka Baar Sanguuni.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ay la wareegeen gacan ku haynta Baar Sanguuni iyo saldhigyadii maleeshiyaadka Mareykanku tababaray.

Related Items

Update cookies preferences