Afhayeenka ciidanka Al-Shabaab, Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii xooganaa ee saaka lagu qaaday saldhigga ciidanka Soomaalida ee Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.
Abuu Muscab ayaa sidoo kale ka warbixiyey howlgalo kala duwan oo ciidankoodu ay ka fuliyeen Banaadir, Sh/hoose iyo Hiiraan, kuwaas oo lala beegsaday maleeshiyaatka DF
Halkaan ka dhageyso Abuu Muscab
Halkaan ka dhageyso Abuu Muscab