Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka Israa'iil ay duqeeyeen garoonka caalamiga ah ee Aleppo ee ku yaala waqooyiga dalkaasi.
Warbixinta ay qortay
wakaalada ayaa sidoo kale lagu sheegay in halkaasi uusan ka dhalan khsaare
nafeed balse uu jiro bur bur xoogan oo soo gaaray qaybo kamid ah garoonka iyo
agab halkaasi yiilay.
Waxaana sidoo kale la sheegay in weerarku kuu bilowday abaare saacadu markii ay ku beegneed 3:55 habeenimo.
Sawiro iyo muuqaalo lagu baahiyey baraha ay bulshada kuwada xiriiraan ayaa laga arkayey khasaare baahsan oo soo gaaray goobta lala eegtay duqeynta.
Kani waa weerarkii 3-aad ee muddo 6 bilood ah gudeheeda lagu qaado isla garoonka.