Mu'asasada Alkataaib ayaa faafisay sawirrada khasaarihii xooganaa ee ciidamada dowladda kasoo gaaray weerar isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Daaru Nicma ee sh/dhexe.
Sawirrada ayaa muujinaya meydadka ciidamada dowlada oo daadsan gudaha deegaanka Daaru Nicmaha iyo xoogaga Al Shabaab oo la wareegaya saldhiggii ciidanka islamarkaana gacanta kusoo dhigaya gaari iyo qoryo gacmeedyo.
Halkan ka daawo sawirrada meydadka askarta ladilay
Halkan ka daawo sawirrada meydadka askarta ladilay