Sawirro: Deegaanka Kuunyo Barroow oo si heer sare ah looga dabaal degay Ciidul Fidriga.

Friday April 21, 2023 - 14:48:59
Liibaan Jeexoow
Kumanaan qof oo ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga Soomaaliya ayaa maanta udabaal degaya munaasabadda Ciidul Fidriga kadib markii ay xalay bilatay bisha Shawaal.
Deegaanka Kuunyo Barroow ee Sh/hoose wuxuu kamid yahay meelaha maanta sida aadka ah looga dabaal degayo, fagaaraha Sayid Max'med Cabdulle Xasan ayaa lagu tukaday salaadda ciidda kadibna carruur iyo ciroole ayaa magaalada dabaal degyo ka billaabay.

Related Items

Update cookies preferences