Daawo sida looga ciiday degmada Ceelbuur.

Friday April 21, 2023 - 19:01:41
Liibaan Jeexoow
magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa kamid ah magaalooyinka sida aadka ah looga oogay munaasabadda Ciidulfidriga.
Boqolaal qof ayaa ku tukaday fagaaraha weyn ee Al Ansaar waxaana halkaas khudbad muhiim ah ka jeediyay Sheekh C/llaahi Abuu Khaalid oo ah waaliga Galguduud.

Related Items

Update cookies preferences