Waxaa soo gabagaboobay shirweynihii wadatashiga labaad ee looga arinsanayey Jihaadka ka socda Bariga Africa, kaas oo ay ka qeybaleen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira Culimada, Odayaasha dhaqanka iyo hogaanka guud ee Xarakada Al-Shabaab oo uu ugu horreeyo Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda, Xafidahullaah.
Shirkaan oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa ugu dambeyntii laga soo saaray war murtiyeed iyo fatwo sharci ah oo ay u dhan yihiin dhamaan dhinacyada kasoo qeybgalay shirka, waxaana kasoo baxay qodobada wax ku ool ah.
Halkan ka degso warmurtiyeedka shirka PDFHalka akhriso Fatwada Culimada PDF