Al-Kataib waxay faafisay qeybta 2aad ee muuqaallada Shirka wadatashiga 2aad ee looga arinsanayo Jihaadka ka socda bariga Afrika kaas oo ay ka qeybaleen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira Culimada, Odayaasha dhaqanka iyo hogaanka guud ee Al-Shabaab.
Qeybtaan waxaan ku daawan doontaan, qaar kamid ah hadalladii ay jeediyeen masuuliyiintii kasoo qayb gashay shirka oo uu kamid yihiin Sheekh Fu'aad Maxamad Khalaf, Sheekh Xasan Afgooye, iyo Sheekh Suldaan Aala Maxamad.