Dagaalyahanno aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa saaka aroortii hore weerar kula jarmaaday saldhigga ciidanka Uganda ee degmad Buula Mareer Sh/hoose.
Weerarka oo ku billaawday gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo kaxaynayeen dagaalyahanno Istish-haadiyiin ah ayaa khasaara culus lagu gaarsiiyay ciidanka ATMIS.
Dagaal culus ayaa lagasoo sheegayaa gudaha saldhigga Buula Mareer halkaas oo weerar cagmarin ah lagu qaaday.
wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah
Dagaal culus ayaa lagasoo sheegayaa gudaha saldhigga Buula Mareer halkaas oo weerar cagmarin ah lagu qaaday.
wixii soo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah