Waxaa goordhow soo idlaaday dagaalkii cuslaa ee saaka aroortii hore ka billaawday degmada Buula Mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Sida ay wararku sheegayaan
dagaalyahannada Al Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray saldhiggii weynaa
ee ciidanka ATMIS kadiba si buuxda ayay ula wareegeen saldhigga iyo
dhammaan gacan ku heynta degmada.
Waxaa jira khasaara culus oo ka dhashay dagaalkii Buula Mareer balse dib ayaa kasoo sheegi doonaa faah faahinta Insha'Allaah.
Waxaa jira khasaara culus oo ka dhashay dagaalkii Buula Mareer balse dib ayaa kasoo sheegi doonaa faah faahinta Insha'Allaah.