Warbaahinta Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa duruus diini ah oo ka hadlaysa fadliga bisha Ramadaan ee fadliga badan.
Saacado yar ayaa ka harsan bilashada bisha Ramadaan sidaasi daraadeed
ayaan muslimiinta soomaaliyeed xusuusinaynaa fadliga Ramadaan iyo sida qofka muslimka ah
ugu diyaar garoobi karo gudashada cibaadada soonka.
Halkan ka degso Muxaadaro uu jeedinayo Sheekh Mustafa As-salafi MP3
Halkan ka degso Muxaadaro uu jeedinayo Sheekh Mustafa As-salafi MP3