Ciidamada shisheeye ee duullaanka ku jooga deegaanno katirsan gobolka Sh/dhexe ayaa sare uqaaday tacadiyada ay ugeysanayaan dadka shacabka ah ee aan hubeysnayn.
Wadanka itoobiya ee dhaca geeska Qaarada Afrika ayaa kaalinta kuwaad ka galay tirakoob la sameeyey oo ku aadan dalalka ugu barakaca badan Caalamka sanadkii lasoo dhaafay ee 2021.
Xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka qaboow ee udhaxeeya kuwa loo yaqaan quwadaha adduunka oo ah Dowladaha reergalbeedka iyo kuwa Bariga ayay sare usii kacayaan isticmaalka lacagaha Online-ka ku shaqeeya ee loo yaqaan cryptocurrency 'Kirib tu kaaransi".
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa maamulka gobolka Banaadir oo magaciisa lagu soo koobay Cusmaan lagu toogtay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.
Kadib 20 sanadood oo dowladda Mareykanka ay fasiraad khalad ah ka bixinaysay duullaankii gardarrada ahaa ee ay ku qaadday dalka Ciraaq ayuu markii ugu horraysay ictiraaf rasmi ah ka bixiyay madaxweynihii mas'uulka ahaa duullaankii wadankaas lagu qaaday.
Waxa sii xoogeysanaya walaaca laga qabo dagaalo dib uga soo cusboonaada gudaha dalka Itoobiya, iyadoo ay isi soo tarayaan digniinta kasoo yeereysa dhinacyada ku lugta leh xiisadaha ka taagan wadankaasi.