
Al Shabaab oo 100 Sarkaal dilay 100-kii maalmood ee uu socday dagaalkii Xasan Sheekh iclaamiyay [Warbixin].
Warbaahinta rasmiga ah ee Xarakada Al Shabaab ayaa faafisay warbixin ku saabsan khasaaraha ciidamada dowladda Federaalka kasoo gaaray dagaallo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya tan iyo markii uu Xasan Gurguurte dagaalka ku iclaamiyay maamullada Wilaayaatka Islaamiga ah.