
40 qof oo ku dhintay shil ka dhacay wadanka Pakistan.
Ku dhawaad 70 ruux ayaa maanta oo kaliya u geeriyooday shilal kala duwan oo ka kala dhacay wadamada Pakistan iyo Peru, iyadoona tafaasiil dheeraad ah laga helayo qaabka ay u dheceen shilalkaas.