Maqaallo

Wariyaha Soomaaliga Caqiido Ma Leeyahay? (WQ: Cabdi Mahad)
Sannadkii 2003 waa markii ugu horreysay ee aan saxaafadda kusoo biiray. Shaqada waxaan ka billaabay Warbaahinta la akhriyo (WARGEYS), waxaa ii xigay kuwa la dhageysto (IDAACAD) oo aan ku biiray 2004, halka 2013 aan ku biiray kuwa la daawado (TELEVISION). Kama bixin warbaahinta tan iyo xilligaas, waana…
Macawiisley iyo Mahadhooyinka aan la Mahadin doonin [MAQAAL MUHIIM AH].
Kadib markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ku baaqay guluf colaadeed ee ka dhan ah ururka Al-Shabaab, ayaa wuxuu dalka mar labaad qarka usaaran yahay in uu lugaha la galo dagaalo sokeeye iyo colaado hor leh. Soomaaliya oo horaanba u waajahysay xaalado adag iyo abaaro xoogan, ayaa haddana…
Maqaal siyaasadeed.
Waxay ahayd 15 may 2022 maalin dadka soomaaliyeed loogu mudeeyay ka dib dibudhacyo iyo is jiid jiid aan tiro lahayn in ay 329 xildhibaan ee ku yimid 4.5 (awkward standrad) ay u soo xuli donan.
MAQAAL: Ma Sidaan Ka Filaayay Mise Saan Kusoo Arkay? WQ: Cumar Gaadaco.
Laba maalmood ka hor bishan Ramadaan, waxaan xilli aroor ah safar uga kallahay magaalada Muqdisho kadib markii arrin degdeg ah oo quseysa familkeena ay iigu yeertay hooyadey Faadumo Ashkir oo ku nool magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe, halkaasoo ay iigu dambeysay muddo 15 sano laga…
Dilka Cabdicasiis Afrika iyo dareenka Wariyaasha Qore: Suxufi MM Xaaji.
Waxaan ahay saxafi ku nool magaalada Muqdisho oo ay muddo dhowr iyo toban sano ah is garanayeen Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) kaasoo ay xalay Xarakada Al-Shabaab ku dishay meel aan sidaa uga fogeyn Madaxtooyada. Afrika mar waxaan ahayn saaxiibo aad isugu dhow, mar kalana waxaan kasoo wada shaqeynay…
Maqaal: Gartu Allay Taqaan W/Q: Samadoon Cabdalaah xaaji
Waxaa igu dhaliyey in aan qoro maqaalkan anigoo aad u mashquulsan, asbuucan markii aan daawaday taxane 12 qaybood ah oo Xarakada Al-Shabaab ay labadii bilood oo lasoo dhaafay ku baahinayeen baraha bulshada kaasoo ay ciwaankiisa ka dhigeen aayad quraan ah qaybteeda danbe tasoo oranaysa (سَاءَ مَا…
Update cookies preferences