Wararka Gudaha

Sergey Lavrov oo socdaal lama filaan ah ku tagey Kenya.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Ruushka Sergey Lavrov ayaa socod lama filaan ah ku tagey dalka Kenya, halkaas oo uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee waddankaas, sharciyaqaanno iyo xubno kale. Ruushka iyo dhiggooda Ukriane ayaa taageero ballaaran ka raadinaya waddamada Afrika.
Update cookies preferences