
Sidee looga ciiday degmada Xiindheere ee gobolka Galguduud? Sawirro.
degmada Xiindheere oo kamid ah degmooyinka dhaca Bariga Gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa maanta si aad looga dabaal degay munaasabadda Ciidul Fidriga.