Dowladda Kenya ayaa ugu bishaaraysay beeralayda Khaatka wadankeeda in isbuucan gudihiisa ay lacago malaayiin dollar ah kasoo xarayn doonaan Soomaaliya.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa ku warramaya in maleeshiyaadka DF ay maata barqadii togteen mid kamid ah shaqaalaha dawlada oo ka shaqaynayay qeybta Minishiibiyada.
Wararka ka imaanaya xuduudda ay wadaagaan dalalka Itoobiya iyo Suudaan ayaa sheegaya in markale ay halkaas ka aloosmeen xiisado colaadeed saacado kadib markii guuldarro dhabarka loo saariyay ciidanka Xabashida.
Maamulka Cabdifataax Al-Siisi ee dalka Masar ayaa xukun dil ah ku riday 10 ruux, kuwaas oo lagu soo eedeeyay inay kamid ahaayeen ururro ay ugu yeereen kuwa Argagixiso ah, xilli dhibaatooyin adag laga soo warinayo xasbiyada uu gacanta ku hayo maamulkaan.
Dab xooggan oo geystay khasaare hantiyadeed ayaa xallay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaal magaalada Boosaaso dhanka aaga lagu magacaabo Baalade ,dabkan ayaa ka dhashay koronto iyadoo lagu jiro xilliga xagaaga ah,taasna ay sii xoojisay in dadka goobta ay taag u waayaan daminta dabka.
Marba marka xigta waxaa soo baxa warar tilmaamaya in weerar sawaariikh loo adeegsaday ama noocyo kale lagu qaaday saldhiga ciidamada Maraykanka ee At-Tanaf, kaasoo ku yaala koonfurta dalka Suuriya.
Waxay u dhowdahay in dahabka Ruushka uu noqdo mid dhibane u ah cunaqabateynnada ay reer galbeedku kusoo rogayaan dowladda Ruushka, wixii ka dambeeyay markii dowladan ay duulaan toos ah ku qaaday Ukraine, dhamaadkii bishii Febraayo ee horaantii sanadkan.