Sida ay wararku sheegayaan madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socdaal aan horay loo qorsheyn ku tegay dalka Eritrea ee dhaca bariga qaaradda Afrika.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si adag u beenisay hadal kasoo baxay DF laguna faafiyay warbaahinta kaas oo ahaa in ay qabteen sarkaal ka tirsan Mujaahidiinta.
Golaha Guurtida maamulka la baxay Somaliland ayaa soo bandhigey faldambiyeedyadii sannadkii la soo dhaafey ka dhacay meelaha uu ka taliyo maamulkaasi. Xildhibaan ka hor akhriyey golaha warbixin sannadeedkoodii ayaa sheegay in dadka loo haysto falka khaniisnimada ama qowmuluudnimadu ay gaarayaan 28 qof.
Al-Kataaib garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay muuqaal soconaya ku dhawaad 42 daqiiqo kaas oo lagu soo bandhigay weerar Laba sano ka hor lagu qaaday saldhig ciidamada Gor gor ay ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.
Maamulka uu horjoogaha ka yahay Mustafe Cagjar ee Itoobiya gumeysato ayaa war murtiyeed ka soo saarey eedeyntii kaga timid dhanka maamulka la baxey Somaliland. Somaliland ayaa ku eedeysay in DDS ay qayb ka tahay dagaalka ka socda Laascaanood.
Si lama filaan ah dowladaha Aala Sacuud iyo Iiraan ayaa ku dhawaaqay in ay xal ka gaareen khilaafaadkii siyaasadeed ee udhaxeeyay sanadadii lasoo dhaafay.
Wararka ka imaanaya dhulalka Falasdiin ee gummeysiga Yahuudda ku jira ayaa sheegaya in kooxaha muqaawamadu ay howlgal khaas ah ka fuliyeen magaalada caasimadda u ah ismaamulka Sahaayinada.
Maamulka isku magacaabey Somaliland ayaa war saxaafadeed uu soo saarey maanta ku sheegay in ciidammada kula dagaallamaya gobolka Sool ay kamid yihiin kuwo ka yimid maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Hoggaanka dowladda Federaalka ayaa ku dhaqaaqay wixii bilihii dambe laga digayay oo ahaa in ay utafa xaytaan sidii ay udhici lahaayeen hantida Shacabka Soomaaliyeed.
Wararka ka imaanaya dhulalka Falasdiin ee gummeysiga Yahuudda ku jira ayaa sheegaya in ciidamada Yahuudu ay toogasho ku dileen dhalinyaro falasdiiniyiin ah.
Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ee uu ka arrimiyo maamulka 'Puntland' ayaa sheegaya in maxkamad melleteri ay xukunno daldaalad ah ku ridday eedaysanayaal muddo sanada ah xirnaa.