
Sirdoonka Turkiga oo fashiliyay weerar lagu beegsan lahaa dalxiisayaal Yahuud ah.
Sirdoonka Turkiga ayaa warbixin uu soo saaray ku caddeeyay in ay gacanta ku dhigeen 5 qof Iiraanyihiin ah iyo shaqaale Turki ah kuwaas oo dhammaantood iska kaashanaya sidii loo beegsan lahaa dalxiisayaal Yahuud ah oo ku tamashlaynayay magaalad Istanbuul.