
Ciidamada ATMIS oo qof Shacab ah ku dilay Muqdisho iyo Arday la rasaaseeyay.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Rasaas maleeshiyaad katirsan dowladda Federaalka ay ku fureen Arday ku sugneyd Afaafka hore ee School lagu magacaabo Macalin Jaamac oo ku yaala degmada Xamarweyne ee magalada Muqdisho.