Maqaallo

Xasan Xanafi ayaa Jirdil iyo tacdiibin daran kala kulmay Sirdoonka DF-ka
Xanafi…Maxbuus kashifay wajiga kuwii xabisay! W/Q E.Khaliif Muumin.
بسم الله الرحمن الرحيم HORDHAC: Ugu horreyn, anigu ma difaacayo Xasan Xanafi, mana u u shallaaynayo xaaladda uu ku jiro, sababtoo ah, Xasan wuxuu ahaa nin dhalinyaro ah oo dadkii yaqaanay ay sheegayaan inuu Geesi ahaa, wuxuu ahaa nin guluf dagaal ku jiray oo hadane si xun u dhaawacmay,…
Askari Kenyaan ah oo isagoo maxbuus ah ugacan galay Shababul Mujaahidiin
Gabayga Addoomey W/T Cabdullaahi Soomaali.
Abwaanka/Saxafiga C/llaahi Yaasiin Jaamac C/llaahi Soomaali ayaa tiriyay Gabay cusub oo uu ku cabirayo halaaggii ciidanka Kenya kasoo gaaray dagaalkii Taariikhiga ahaa ee Ceel-cadde.
Marka uu Godku Guri kuu noqdo! Warbixin.
Shacabka Muslimka ah ee ku nool dalka Suuriya ayaa billaabay inay hal abuuraan qaab walba oo ay kaga bad baadi karaan duqeymaha wuxuushnimda ah ee Diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Ruushka ay ka geystaan dalkaasi, kuwaas oo bilihii lasoo dhaafay galaaftay nolasha Boqollaal ruux, kumanaan kalena ay ku…
Gobanimo bilaash laguma helo. W/Q Wariye Cabdullaahi Soomaali.
Xilliga gumeystuhu awood ciidan qolo ku muquuniyo sama doonka hadafkiisu yahay dalkiisa iyo dadkiisa oo xorooba wuxuu guntiga u dhuuqsadaa sidii uu heeryada la saaray umaddiisa uga geddi lahaa asigoo qaadaya tilaabo walba oo habboon horseedna u noqon karta xoriyad loo aayo.
Maqanay War-laay Malaguu Warramay! W/Q Suldaan Garyare..
بسم الله الرحمن الرحي وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
HA LA TUKADO LOO KA LA TEGI WAA!!! W/Q Suldaan Garyare.
بسم الله الرحمن الرحي وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Argagixisnimo Loo adeegsanayo La Dagaalanka "Argagixisada".
Golaha Qaranka Xuquuqda Insaanka ee Dalka Kenya ee marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano (KNCHR) ayaa soo saaray warbixin dheer oo Booliiska dalkaasi ay ku eedeynayaan inay geystaan dilal aan waafaqsaneyn sharciga oo ay kula kacayaan dhallinyarada Muslimiinta, iyadoo mar marsiyo loogu dhiganayo…
Maya Magangelyo Doon Muslimiin ah!
Dowlado ka tirsan Midowga Yurub ayaa si cad u sheegay inaysan dooneyn qaabiladda qaxootiga heysta Diinta Islaamka, xilli ay sii xoogeysanayaan mowjadaha soo galootiga ee kusii qul qulaya wadamadaasi.