
Xasan Sheekh oo R/wasaare u magacaabay Siyaasi gacan saar laleh dowladda Kenya.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabaldhicii maanta ku dhawaaqay Reysal Wasaaraha cusub ee dowladdiisa kaas oo loo magacaabay Xamse Cabdi Barre oo katirsanaa Xildhibaanada laga soo doorto maamulka 'Jubbaland'.