Wararka Gudaha

In ka badan 50 qof oo lagu diley deegaanka Wollega ee Itoobiya.
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintey bariga deegaanka Wollega sida lagu soo warramayo, taas oo dowladda Itoobiya ay ku eedeysay jabhadda Oromada ee OLF. Warbixin ka soo baxdey dhanka dowladda ayaa sheegtay in dad barakacayaal ah ay jabhadda OLF ku dishay deegaanka Wollega kuwaas oo ay ku jireen dumar iyo…
Update cookies preferences