Maqaallo

Qoraaga Max'med Suldaan Garyare allaha dhowro
SHAAGLE LAGA BAQAY!! W/Q Suldaan Garyare
بسم الله الرحمن الرحيم وبعد الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على أشرف الأنبياء والمرسلين نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Safarkeygi Raaxada iyo silaca Deriskeyga Warbixin
Iyadoo aanuu jirin weerar ama cabsi dhanka amaanka ah ayaan ku safar ku maray dhul masaafadiisu dheer tahay oo ka tirsan deegaanada ay ka taliso Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ha yeeshee Muslimiintu hal jir ayay dhigan yihiine goortaas waxaan niyadda ku hayay in ay jiraan walaalahay dablayda arxanka…
Khilaafo Ku dhisan Manhajka Nabinimada.. WQ : Sheekh Xuseen Binu Maxamuud.
Sheekh Xuseen Binu Maxamuud oo ka mid ah Culimada Muslimiinta ee wax ku qora Muntadayaatka Jihaadiga ayaa tacliiqiiyay ku dhawaaqistii dowladda islaamiga ah ee ku aadaneyd inay dhistay "khilaafo islaami ah" iyo baaqii ay u jeediyeen dhammaan dadka Muslimiinta ah inay beylco la galaan "khaliifka"…