
Dagaalyahanno Jihaadi ah oo weerar ku qaaday saldhigga ciidanka Kenya ee Taabto.
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in markale weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan soo duulayaasha Kenya.