Wararka ka imaanaya wadanka Maali ayaa sheeaya in weerar jihaadi ah oo aad u xooggan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad calooshood ushaqeytayaasha Ruushka ee Faagnar loo yaqaan.
Saraakiil katirsan dowladda Federaalka ayaa walaac ballaaran ka muujinaya gummaadka xooggan ee Al Shabaab ay ugeysanayaan maleeshiyaadka Bangaraafta ee Mareykanku tababaray.
Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.1 ayaa maanta ku dhuftay xeebta Sumatra ee jasiiradaha Indonesia, sida ay sheegtay hay'adda sahanka dhulka ee Maraykanka.
RW Itoobiya Abiy Axmed ayaa kulan lagu qabtey magaalada Addis Ababa ee caasimadda Xabashida ka sheegay in ay wadahadal la furayaan Jabhadda OLA(Oromo Liberation Army) ee Oromada, wada hadalladaas oo bilaabmi doona 25 April maalinnimada talaadada ah. Abiy ayaa sheegay in wadahadallada ay marti gelin…
Mas'uul sare oo katirsanaa wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa udhintay weerar kasoo gaaray weerar maalmo ka hor ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.